Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo sheegtay Qorshaha macalimiinta Cusub

0
81
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada Jubbaland ayaa waxaa ay sanadkan heshay macalimiin badan  oo ay ka heshay wasaraddda waxbarshada tacliinta sare ee federalka waxiyna macalimiinta cusub ay dabooleen baahiyaha macalin la’aaneed ee ka jirtay qaar ka mid ah iskuulada ay ka gacanta ku heesta wasaradda waxbarshada dowlada Goboleeka Jubbaland .
 
Maclimiinta cusub ee  dhiga iskuulada kale duwan ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wali ku jiraan dugsiga tababarka macalimiinta waxiyna taas ay ugu faiidesanayaan sare u qaadista Xirfadooda .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here