Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay iney qorsheyneyso in caruurta danyarta ay helaan Waxbarasho lacag la’aan ah

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Cabdinaasir Seraar Maax ayaa sheegay in si guud  Waxbarashada dib u habeyn loogu samaayn doono ayna Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland qorsheyneyso in ay caruurta danyarta ah heli doonaan Waxbarasho lacag la’aan ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here