Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay in wax laga qabto arrimaha xalka waara

0
135

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Axmed Naaji ayaa waxuu ku booriyay maamul goboleydyada dalka Hay’adaha caalamiga ah inay dajiyaan qorshashayaasha lagu xalinaya arimaha xalka waara iyo bulshada danta yar ee kunool kaamka barakacayaasha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here