Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay in loo baahan yahay in kor loo qaado Waxbarashada Gabdhaha

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland ayaa xooga saartay sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada deegaanada Jubbaland gaar ahaan Waxbarashada Gabdhaha.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka qeyb galaayey xafladda Dugsiga Tababarka Farsamada Gacanta ee Jubaland oo ay ka qalin jabinayeen ardey baratay xirfadaha farsamada gacanta ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada ay leedahay  Waxbarashada Gabdhaha isagoo sheegay iney muhiim tahay in kor loo qaado Waxbarashada Gabdhaha.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here