Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay in ay kordhin toonto dugsiyada lagu barto farsamada gacanta

0
79

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlad goboledka Jubbaland Cabdinaasir Seeraan Maax ayaa sheegay in deegaanada Jubbaland ay ka hirgaliyeen in ka badan 20 iskuul ku waas oo bixiyay adeegyo Waxbarasho oo lacag la’aan ah sido kalana hada ay Wasaaradda gacanta ku hayaan dhismaha iskoolo hor leh iyo xarumo lagu baran doono farsamada gacanta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here