Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo shaacisay xiliga uu furmayo imtixaanaadka sanad dugsiyeedka

0
304
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kismaayo waxa ay kamid tahay Gobolada uu si gaar ah u saameeyey Cudurka Corona virus waxaa gabi ahaanba la hakiyey qeybaha kale duwan ee waxbarshadda Dowlad goboleedka Jubbland  waxaa hataan dib loo bilaabayaa imtixaanadda iskuuladda Dugsiyada Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here