Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sare u qaadeyso khibradda macalimiinta

0
255
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-macaalimiinta wax ka dhiga dusgiyada kale duwan ee ku yaalla magaalada Kismaayo ayaa ah kuwo door muhiim ah ka qaata hormarka waxbarsho ee deegaanka si’ ay sare ugu qadaan tayada ardayda.
Agaasimaha Wasaaradda Waxbarshada Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa Idaacadda  Waamo ugu Warbixiyay qorshayaasha ay macalimiinta uga talagaleen.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here