Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo la wareegtay Mamulka Iskuulka Ganaane

0
11

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sara ee Jubbaland Ayaa si buuxda ula wareegtay maamulka iyo gacan ku heynta iskuulka Ganaane oo ka mid ah iskuulada waxbarasho ee ku yaallo degmada Kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here