Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa si rasmi ah ula wareegtay iskuuladii dawladii dhexe ee dalku gacanta ku haysay burburkii ka hor kuwaas oo wax ka badan 30 sano ka maqnaa gacanta Dowladda ee ku yaalay magaalada Kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.