Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo ku baaqday in la dhiira geliyo dumarka waxbarashada iskaga hara

0
349
Kismaayo(Idaacada Waamo)waxa jira gabdho badan oo wax barashada dhexda uga taga  duruufo soo wajaha owgood
Durufaha ay gabdhuhu waxbarshada uga tagaan waxa kamid ah guurka dag daga  waxana  inta badan gabdhaha yaranta ku guursa aykatagaan waxbarashada.
Ahmed cismaan siyaax agasimaha wasarada  waxbarshada iyo taclinta sare ee jubbaland aya shegay  in gabdho badan.
waxbarashada isaga  tageen kadib markii  laguursaday waxa una gabdhahas ugu baaqay in wali ay haystaan fursado ay waxbarshada dhib ugu laban karaan wuxuna intasi ku daray inwasaradu ay kashaqaynayso sidii gabdhaha waxbarshada katagay logu dhiragalin laha.
gobaha waxbarshada ay kusolabtaan waxbarshadu ma ahan mid laga waynado balse waa,ay badanyihiin duruufaha kala duwan ee gabdhuhu u horseeda ingabi ahaanba waxbarashada ay isaga haraan.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here