Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Waxbasrahada Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxay kormeer ku tageen dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Cabdalle-biroole ee gobalka Jubada hoose.
Dugsigaan oo ay hirgalisay Wasaaradda Waxbarashada Jubbland sanadkii 2018kii ayaa waxaa uu agaasimaha ugu tagay baahiyaha ka jira in uu soo indho-indheeyo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.