Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo kawarbixisay waxyaabihi u qabsomay sanadkii tagay

0
53
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waxa ay fure u tahay nolosha adanaha waxana ay qeeb kaqadata hormarka bulshada wasarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa sameyneysay dadala badan oo lagu hormarinaya waxbarashada deganada jubbalan iyado dhistay gowa badan oo waxbarasha kuwaas oo ay ka hirgilisay gudaha magalada kismaya iyo degana ku harereysan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here