Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo kawarbixisay habsami usocodka Imtixaanaadka Shahaadiga

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan dalka waxaa si habsami leh uga socdo imtixaanka Qaranka, meelaha uu ka socdo imtixaanka qaranka waxaa kamid ah deegeenada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Ardayda Soomaaliyeed waxay diyaar garow xoogan ugu jireyn sidee aya uga miro dhalin lahaayeen dadaalkoodii waxbarasho ka ahaadaan ardayda 8-aad oo dugsi sare uqalin badalanaya iyo ardayda 12-aad oo iyagana soo afjaraya dadaalkii waxbarasho ee 12-ka sano soo wadeen.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here