Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay xiriirka kala dhaxeeya xarumaha Waxbarashada

0
384

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay dadaal xooggan ku bixisaa sidii ardayda wax ku barta deegaanada uu maamulka ka arimiyo ay u hormarin laheyd, waxaana xiriir wanaagsan ay la leeyihiin  xarumaha waxbarshada ee ku yaallo deegaanada Jubbaland sida Jaamacadaha , iskuulaadka, Madaarista Diinga lagu barto iyo Dugsiyada Quraanka kariimka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here