Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay sida ay ugu diyaar garoobeen Imtixaanaadka Qaranka

0
147
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Adeyda dhameyneysa dugsiga sare  ee iskuulada deeganada Jubbaland ayaa waxa ay si weyn ugu diyaar garoobayaan qaadista imtaxaanka shahaadiga ah ee qaranka.
Ardeyda iyo maamulada iskuulada deegaanka ayaa waxa ay muujinayaan dadaal dheeri ah si sanadkan markale ardeyda Jubbaland ay guulo waaweyn ugu soo hoyaan imtaxaanka ay qaadeyso wasaaradda waxbarasha qaranka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here