Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay saameyntii ka dhalatay Covid-19

0
268

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Covid-19 oo ka dillaacay wadanka shiinaha bilowgii 2020 ayaa waxuu uu saameyn ku yeeshay caalamka oo dhan gaar ahaan wuxuu saameyn xooggan ku yeeshay waxbarashada adduunka oo ay Soomaliya ka mid tahay wasiir ku xigeeka Wasaaradda waxbasharada Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Handal ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay sida uu u saameeyay xanuunkaan waxbarashada deegaanda Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here