Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay guushii Imtaxaanka Qaranka

0
252
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo sanadkan ay jireen culaysyo badan oo dhanka waxbarashada ah kuwaas oo uu sababay caabuqa Covid-19 oo waxbarashada dib udhac ku keenay ayaa hadana dowlad Goboledka Jubbaland waxaay ka mid tahay meelihii kaalimha hore ka galay imtaxaanka Qaranka ee sanad dugsiyeedka 2019/2020.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here