Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay Adeegyada waxbarsho ay ka qabteen degmada Afmadoow

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda goboleedka Jubbaland Axmed Naaji Xaji Cabdullahi oo ka qeybgalay
Shirka wadahadalka ee arimaha u adeegida bulshada degmada Afmadoow iyo degmooyinka kale ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxuu ka sheegay in ay wax ka qabteen baahiyaha dhanka waxbarshada ee deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here