Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka hadashay saameeyntii ka dhalatay Covid-19 ee Goobaha Waxbarashada

0
327

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo ka warbixisay saamaynta uu waxbarashad ku yeeshay Covid19,Caabuqa Carona-virus  oo dunida inteeda badan si wayn ugu faafay ayaa saamaayn kala Duwan ku reebay bulshooyinka caalamka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Axmed Cismaan Siyaax  ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay saamaaynta uu covid19 ku yeshay goobaha waxbarashada Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here