Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka hadashay dhibaatada Taleefoonada ku hayaan Ardeyda

0
69
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waxay Fure u tahay Nolosha Aadanaha,waxayna kaalin weyn ka qaadataa Horumarinta Bulshooyinka Hadii aysan jirin Waxbarasho waxaa dib u dhaca Waxkasta oo Horumar ah oo Bulshooyinka garilahayeen.
Abdinaasir Seerar maax Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa kahadlay dhibatada ey talesonada casriga ama somalida u taqana Taleefanka shaashada caqabadaha ay ku hayaan Ardeyda wax kabarata Iskuulaadka magaalada kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here