Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Hay’adda GIZ kala wareegtay labo Gaari

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland  ayaa Hay’ada GIZ kala wareegay labo bas Munaasabadda wareejinta gawaaridan oo ka dhacday Dekedda magaalada Kismaayo,waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Axmed Naaji Xaaji Cabdullaahi, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Weli, Maareyaha Tekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda GIZ oo iyadu Basaskan soo iibisay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here