Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare Jubbaland Mudane Axmed Cabdirsaaq Maxamed (Handal) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxa uu Hambalyo u diray dhammaan maclimiinta soomaaliyeed gaar ahaan maclimiinta Jubbaland.
Maanta ayay ku beegan tahay maalinta maclimiinta Adduunka waxa uuna sheegay in maclimiinta ay ku soo shaqeeyeen duruufo adag ka Wasaarad ahaana ay garab istaagi doonaan maclimiinta.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.