Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Hambalyo u diray Ardayda reer Jubaland ee kaalimaha ka galay imtixaankii Dugsiga sare

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo maalin ka hor Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Federalka Soomaaliya ay shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiga sare ee heer Qaran ayaa Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada Jubbaland waxay Hambalyo iyo bogaadin u direen ardayda reer Jubbland ee kaalmaha hore ka galay imtaxaanka Qaranka ee dugsiga sare.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here