Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland oo ka duulaysa maalinta macalinka Soomaaliyeed oo sannad walba 21-ka bisha November dalka laga xuso, kuna beegan maalinta barri ah ayaa fasaxday dhammaan goobaha waxbarashada ee ku yaalla deegaannada Jubbaland.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.