Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo faahfaahisay qorshaha goobaha Waxbarashada ee Covid-19

0
339
Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo uu dib ugu soo laba-kacleeyay cudurka Korano fayras dalka ayaa waxaa maalmihii u danbeeyay deegaanada Jubbaland laga diiwaangeliyay kiisas la xiriira  caabuqa safmarka ah ee carona-virus
Goobaha waxbarashada ee magaalada kismaayo ayaa la faray in ay wacyigeliyaan Ardeyda dhigata iskuulaadka si’ ay oga taxaddaraan faafitaanka cudurka Covid-19.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here