Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo faah-faahisay qaabka uu u socdo Imtixaanka Shahaadiga

0
33

Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 ayaa si rasmi ah u billowday 14-da bisha 6aad 2025, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys ayaa faah faahin guud ka bixiyay habsami u socodka Imtixaanka sidoo kalena tirada ardeyda kaqeeb galeysa wiilal iyo gabdha inta ay kala yihiin magaloyinka u kabilowday ee jubbaland iyo goobaha lagu galaaya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here