Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo marki la-as asay Jubbaland waxa isbedel balaran uu kuyimid Waxbarashada ardeyda deganada Jubbaland iyado u Sara ukac ku yimid tirada ardeyda ada dugsiyada Waxbarashada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo taclinta Sara ee Jubbaland Axmad farax Cali Aweys oo kahadlay isbedelka dhanka hormarka ee Waxbarashada Jubbaland iyo gulaha laga garay ayaa kahadlay tirada ardeyda Ada dugsiyada Waxbarashada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.