Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo dhagax dhigtay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada degamda Baladxaawo

0
77

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland π€π±π¦πžπ π…πšπšπ«πšπ± π‚πšπ₯𝐒 (π€π°πžπ²π¬) ayaa maanta dhagax dhigay Xafiiska Wasaarada Waxbarashada degamda Baladxaawo, kaas oo laga maamuli doono horumarinta waxbarashada degmada iyo deeganada ku xeeran.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here