Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo dhagax dhigtay dib u dayactiri lagu sameeynayo Lix Iskuul

0
9
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee wasarada waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland Axmad Faarax Cali Aways ayaa dhagax dhigay yatactir iyo dhismayaal lagu soo kordhiyay Lix iskuul oo kuyaala dagmada Kismaayo
Munaasabadda Dhagaxdhiga ah ayaa waxa kasoo qaybgalay iyada oo sida uu agasimuhu sheegay inay qayb ka yihiin qorshayaasha ay wasarada waxbarashadu ku hormarinayso wax barashada jubaland taas oo fursad u ah caruur badan oo u baahan inay helaan adeeg waxbarasho oo bilaash ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here