Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Luglow ee duleedka Magaalada Kismaayo ayaa xildhibaan Aadan Xareed Cabdi oo kamida wakiilada Baarlamaanka Jubbaland iyo wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ay si wadajir ah u gu dhagax dhigeen dugsiga hoose dhaxe Luglow deegaanka ayaa waxaa ka jirtay baahi dhanka warbarashada ah.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.