Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo agab waxbarasho gaarsiyay degaankan Dhuxun Guduud oo hoostagta degamda Baladxaawo

0
55
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuduwaha Wasaarada Waxbarashada Jubbaland ee degmada Baladxaawo Mudane Farxaan Afey Mahamed ayaa agab waxbarasho gaarsiiyay deegaankan Dhuxun Guduud oo hoostagta degamda Baladxaawo ee Gobalka Gedo.
Maamulaha Iskuulka Dhuxun Guduud , Ardayda iyo dadka deegaanka ka mahadceliyey agabka lasoo gaarsiiyey iyagoona ka rajeeyey in waxbarshada
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here