Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada waxbarahada iyo Tacliinta Sare Jubbaland ayaa sheegtay xiliga laqaadi doono Imtixanaadka dib Iskuulada Jubbaland ee Dib udhacay Caronavirus awgiis.
Iskuulada jubbaland la fasaxay bishii saddexaad dhexdeeda ee sankaan cabsi laga qabo cudurka Caronaviru awgiis kaaso dunida ay dad badani ugu dhinteen Soomaaliyana laga xaqiijiyay kiisas badan Deegaanada Jubbalana ay kamid tahay meelaha Soomaaliya dadka ay oogu dhinteen dadkala ay lajiifaan goobaha karantiilka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.