Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jubbaland oo ku wareejisay Iskuulaadka magaalada kismaayo manhajka dugsiyada hoose dhexe ee dalka. 

0
370

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee jubbaland oo ku wareejisay Iskuulaadka magaalada kismaayo manhajka dugsiyada hoose dhexe ee dalka.

Qorista Manhajkaan Oo Ay Dadaal Badan Kubixay Wasrada Waxbarashada Hida Iyi Tacliinta Sare Ee Dalka Waxana Manhajkaan Uu Waxbadan Kabadi Dona WaxbasrahadaGud Ahaan Ee Dalka Somalia Madama Markii Ay Burb Burtay Dowladii Dhaxe Ee Dalka Ay Mesha Kabaxday Tacliintii Sare Ee Uu Dalka Lahaa

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Oo Uu Dhawan Soo gaaray Manhajkan Aya Waxey Maanta ku wareejisay iskuulada magaalada kismaayo manhajka dugsiyada hoose dhexe ee dalka,  kaasi oo ka kooban 147,995 buug  oo ay ka faa’iidaysan doonaan 44,114 arday oo dhigata dhamaan iskuulada hoose dhexe ee deegaanada jubbaland, waxaana wasaaraddu maanta ku bilowday iskuulka Axmed binnu-xambal ee magaalada kismaayo.

Ogu Horeen  Waxaa  Goobta Kahaday Agasimaha Waxda Tacliinta Sare Ee Wasrada Waxbarshaad Jubbland Ustaad Axmed Farax Cali Aweys Iyo Agasima Guud Ee Wasarad waxbarsahad jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here