Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland oo maanta daah furtay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad

0
186

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Maanta la daahfuray  imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe ee Jubbaland kaas oo ay sanad walba bisha shanaad qaado Wasaaradda wax barashada  hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here