Wasaaradda Waxbarashada gudaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland oo qabatay dood looga hadlaayay sidii caruurta naafada ah loo gayn lahaa Iskuulaadka

0
144

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo Ku qabatay Dood Ku saabsan Ol’olaha abaabulka bulshada ee ku saabsan in Caruurta Naafada ah laga diiwaan geliyo dugsiyada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here