Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo Shaacisay Natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad

0
45
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxay shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024. 35 xarumood ayaa lagu galay imtxinaaka fasalka 8-aad ee deegaanada dowlada goboleedka Galmudug ardeyda u fadhiisatay sanadka Imtixaanka ayaa waxay gaarayaan 6731 ardey 3,144 ay yihiin gabdhaha halka wiilasha u fariisatay tiradooda ay gaarseeso 3,587 arddey Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowlada Goboleedka Galmudug ayaa ugu dambeyn shaacisay imtixaaanadka mtixaanka Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here