Wasaaradda Waxbarashad Jubbaland oo ka warbixisay halka uu marayo qorshaha dadka ka daahay Waxbarashada

0
311
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-in ka badan shan kun oo Arday oo isugu jira kuwo aan horay  u helin waxbarashada aasaasiga ah  iyo kuwo duruufo dhaqaale ay ka rebeen in ay waxbarashada sii wataan ayaa hadda nasiib u yeeshay in ay ka faa’iidaystaan barnaamij Cusub oo ay biloowday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboledka Jubbaland,Kaas oo loogu magacdaray Bar ama baro.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here