Wasaaradda Waxbarasha Jubbaland oo kawarbixisay saameyntii EL-nino ku yeelatay iskuulada Jubbaland

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabki daadadka watay iyo fatahaadihii wabiyada ayaa saameyn dhan kasta ah ku yeeshay bulshada deeganada Jubaland gaar ahaan deeganada Gobalada Jubada hoose iyo Jubada dhexe.

Wasaaradda Waxbarasha Jubbaland oo kawarbixisay saameyntii EL-nino ku yeelatay iskuulada Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here