Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo u fariisatay sixitaanka tartankii Farshaxanka

0
249

Kisnaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Warfaafinta isgaarsiinta iyo Tiknolajiyadda ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa maanta u fariisatay Sixitaanka iyo kala saaridda tartan farshaxan ah oo loo qabtay Ardayda Lix iskuul oo  ka mid ah Iskuulaadka magaalada kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here