Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo soo gaba-gabaysay Wajiga 1-aad ee tartanka Farshaxanka Kaluunka

0
299

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasarada Warfafinta Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyada ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo Kuso gabagabeysay Tartankii Farshaxanka akluunka iyo Olalaha Wacyi Galinta tartanka farshaxanka Kaluunka iyo Riwaayadaha School-ka Kaas oo ay ardayda School-ada ku yaalo magaalada kismaayo ay ku tartamayeen.

Tartanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay School-lada hoose dhexe sare ee  Magaalada Kismaayo kuwaas oo ku tartamaayey Farshaxaka Ama Sawirka Kaluunka Tartanka ayaa qeyb ka ah Olale Wacyi galin ah oo Ardayda lagu wacyi galinaayo iney cunaan Kaluunka oo deegaankeena aad looga helo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here