Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka furtay tababar ku saabsan badqabka saxafiyiinta iyo sidii ay uga feejignaan lahaayeen khataraha soo wajaha inta ay ku jiraan gudashada waajibaadkooda shaqo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.