Wasaaradda warfaafinta Jubbaland oo ka warbixisay mashruuc ay dhawaan daah-furtay.

0
225
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhawaan waxa ay daah furtay mashruuca tartanka sawirada Kaluunka iyo ruwaayadaha iyadano loo qabaneyo ardeyda iskuulada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here