Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo dalxiiska Jubbaland ayaa maanta daahfuray doon dalxiis oo ka qeyb qaadan doonta horumarinta goobaha dalxiiska deegaanada Jubbaland.
doonta dalxiis ayaa loogu talagalay in laga faa`iideysto bulshada kunool magaalada kismaayo si dalxiis ay ugu soo qaataan goobaha jaziiradaha dalxiis ee deegaanada Jubbaland ku yaalo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.