Wasaaradda Tamartiyo Kheyraadka Biyaha KGS oo Biya dhaamin u sameysay qoysas ku nool kaamamka magaalada Baydhabo

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munasabada xuska malinta biyha aduunka oo sanad walba manta oo kale laga xusa aduunka oo dhan ayaa lagu qabtay magalada Baydhabo ee xarunta goboolka baay wana soqawan qawisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KGS waxana munasabada kasoo qebgalay mas’uuliyiin katirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya iyo wakiilo ka socday Hayadaha kashaqeeya hormarinta biyaha waxana manta biya lagarsiyay qaarkamida kamamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here