Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland oo sheegtay in xaalad biyo la’aan ah ay ka jirto deegaano hoos yimaada degmada Kismaayo

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalada biyo la’aaneed ayaa ka taagan deegaanada dhanka galbeed ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ‘deegaanada biyo la’aanta laga soo sheegayo ayaa waxaa ka mid Barkada shariifada,Turqato,Basra ,Qarsaa iyo kuwo kale sido kale deegaano hoosta degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa laga soo sheegayaa biyo la’aanta,

Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa ka hadashay Biyo la,aan la soo gudboonaatay dadka ku nool deegaanadaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here