Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland oo ka warbixisay waxa u qorsheysan sanadka 2024

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland ayaa wada dadala wax loga qabanaya Sidi bulshada deganada Jubbaland ay u heli lahayeen biya kufilan oo nadiif ah qimahoduna yaryahay.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland mudane Axmed Xuseen Baraki (Subeer) ayaa sharaxaya qorshaha Wasaaradda sanadka soo socda ee 2024-ka udegsan.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here