Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa waxuu ka hadlay kulan lagu dhagax dhigaayay Kanaalka waraabka beeraha ee deegaanka Buule-Bartire, kaas oo kamid ah mashaariicda biyaha ee laga fulinayo deegaanada waqooyi magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.