Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug oo faahfaahin ka bixisay bandhigga Tamarta iyo Biyaha oo dhowaan la qabaneyo.

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowlad Goboleedka Galmudug Abdiqadir Shire Warsame Galbeeti ayaa faahfaahin ka bixisay ku dhawaaqista bandhigga biyaha iyo Tamarta Galmudug 2024 oo dhawaan lagu qaban doono deegaanada Galmudug.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here