Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland oo ka warbixisay qorshaha Biyo gelinta magaalada Kismaayo

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland Axmed Xuseen Baraki Zubeer  oo warbaahinta la hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha ku aaddan sidii magaalada Kismaayo ay u heli lahayd biyo ku filan oo Nadiif ah oo ay bulshada ka faa’iideystaan,islamarkaana magaalada banaankeeda laga keenayo.

Waxaana uu sheegay in ka Wasaarad ahaan ay hirgeliyeen sharciga Siyaasadda Biyaha.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here