Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo ka warbixisay mashruuc biya galinta ay ka wada deegaanada Jubbaland

0
140
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca biyaha galinta ee lagu wado in biyaha laga soo jiido webiga Jubba kaas la filaayo in la keeno magaalada Kismaayo iyo deegaanada ku teedhsan..
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland Axamd Xuseen Baraki ayaa waxuu ka warbixiyay mashruuca biya galinta iyo waqtiga la filaayo in lagu soo gab-gabeeyo mashruucaasi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here